Amniga iyo Gobolka
Xoraynta ka dib: Waxaa Xiga Dhismaha adeega dowladnimada ee deegaannada Puntland laga saaray argagixisada
Guulaha ciidamada Puntland waxay horseedeen marxalad cusub oo u baahan in amniga lagu xoojiyo maamul shaqaynaya, adeegyo dadweyne iyo hay’ado awood u leh inay ilaaliyaan deegaannada la xoreeyey.
