Muuqaal 1
Aziiza: Burcad-badeednimada Xeebaha Puntland
Aziiza waxay falanqaynaysaa soo noqoshada burcad-badeednimada xeebaha Puntland, farqiga u dhexeeya kooxaha maanta iyo kuwii toban sano ka hor, iyo eedeymaha maamulka Puntland ee ku saabsan ku lug lahaanshaha quwado shisheeye.